Mid ka mid ah dhalinyaradii uu shaqo abuurka u sameeyey G/Banaadir oo caawa dilay+Sawir

Mid ka mid ah kunkii dhalinyaradii ahaa dhowaan Maamulka gobolka Banaadir uu shaqo abuurka u sameeyey ayaa goor dhow oo fiidnimadii caawa ah lagu dilay degmada Xamar weyne ee gobolka Banaadir. Kooxo bastoolado ku hubeysan ayaa la sheegay iney wiilkan ku dileen agagaarka Shineemo Super oo ku taalla degmada Xamar-weyne, iyagoo rasaas kaga dhuftay madaxa … Continue reading Mid ka mid ah dhalinyaradii uu shaqo abuurka u sameeyey G/Banaadir oo caawa dilay+Sawir